Home Wararka Maanta Saraakiil Sar Sare oo Kasoo Jeeda Galmudug oo Ka Mid noqday Dadka...

Saraakiil Sar Sare oo Kasoo Jeeda Galmudug oo Ka Mid noqday Dadka Ku Dhintay Qaraxyadii Maxaas+Magacyada Saraakiisha

0

Laba Qarax oo is miidaamin ah ayaa Saakay Waaberigii Hore Lagu Qaaday Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan.

Dadka Ku Dhintay Qaraxyadaan ayaa Waxaa Ka mid ah Sadex Taliye oo Kasoo Jeeda Degaanada Galmudug kuwaas oo Dhawaan Gurmad ugu Tagay Beelaha Xawaadle ee Hiiraan Dagaalka Ka Waday.

Taliyayashaan ayaana kala Ah:

1:Taliye Ahmed Hashi mohamed (qod qod)/Habaraj

2. Taliye Mahad Cilmi deylaaf /Cabsiiye

3. Taliye Hassan Biibaaye/Yabardhowrakce

Sedexdaan Sargaal oo u dhashay Beesha Cayr kana mid ahaa saraakiishii Hogaamineysay Ciidamadii aaday Howlgalladii ka socday Hiiraan ayaa kamid noqday Dadkii ku dhintay Qaraxii maanta Ee Maxaas

Alshabaab ayaa Durbaba Sheegtay Masuuliyaqada Qaraxyadaan Lagu Laayay Saraakiisha Iyo Dad Shacab ah.

Sabar iyo iimaan Allaha naga siiyo dhammaan iyo iyagana Allah ha u aqbalo shihiidnimada.

Ad
Previous articleSheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo Ka Hadlay Weerarka Lagu Qaaday Alshabaab
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxyadii Maxaas oo Kordhay iyo Hal Qoys oo Hal Qof Ka Haray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here