Home Wararka Somaliya Galmudug Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo ka qeyb qaatay Howlgallo ka dhacay Galkacyo (Sawiro)

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo ka qeyb qaatay Howlgallo ka dhacay Galkacyo (Sawiro)

0

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlad Gobaleedka  Galmudug Axmed shire Falagle ayaa ka qeybgalay Howlgan ay si wadajira u fulinayeen ciidamada Amniga Galmudug iyo Puntland kaas oo lagu xaqiijinayay amniga magalada Galkacyo.

Howlagalkaan ayaa Ahaa mid xirir ah oo Habenadii la soodhafay Si toos ah uga socday Galkacyo waxayno Ciidmadu Baarayeen Gaadiidka iyo Guryaha.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug C/raxmaan Cali Diiriye Isxal, Suldaan C/naasir Jaamac Seed iyo Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Galmudug Axmed shire Falagle ayaa bogaadiyay Howlgaladda Ciidamada amnigu ay ka wadaan magaalada Gaalkacyo.

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Kulan isugu yeeray Taliyasha Saldhigyada iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir
Next articleFarmaajo oo ku Baaqay in Shuruudo la’aan Loo Joojiyo Dagaalka Boosaaso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here