Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg: Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheer) oo goordhow Caabudwaaq Lagu Toogtay(Sawiro)

Deg Deg: Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheer) oo goordhow Caabudwaaq Lagu Toogtay(Sawiro)

0

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasha ah ku xukuntay Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheer) oo ka tirsanaa ciidanka xooga dalka, kaas oo dagmada Caabudwaaq ku dilay Taliye ku xigeenkii Nabad sugida Galmudug G/le Faarax Cumar Geelle iyo gabar la dhalatay.

Oo lagu magacaabi jiray Xaawo Cumar Geelle, iyadoo xukunkaas dilkaas uu maanta ka dhacay duleedka Caabudwaaq.

Saakay ayaa Lagu Toogtay Fagaaraha Magaalada Caabudwaaq kaas oo ahaa Qisaasti Taliyihii Uu Dhawaan ku Dilay Caabdudwaaq.

 

Ad
Previous articleDhageyso Ra’isul wasaare Xamza oo ku dhawaaqay in lala heshiinayo dhamaan Dowlad Gobaleedyada
Next articleMadaxweyne Xasan sheikh oo la kulmay xoghayaha guud ee Jaamacadda carabta {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here