Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg: Abaabul Xoogan oo Saakay Laga Dareemaayo Magaalada Gaalkacyo iyo Gaadidka...

Deg Deg: Abaabul Xoogan oo Saakay Laga Dareemaayo Magaalada Gaalkacyo iyo Gaadidka Dagaalka oo Banaanka Loosòo Baxshay(Sawiro)

0

Abaabul xoogan ayaa Kasoda saaka magaalada Gaalkacyo waxaana Ciidanka Daraawiishta Galmudug kawajahan yihiin Guriga uu Axmed Qoorqoor kadagan yahay Gaalkacyo.

Arintaaan ayaana Ka dhalatay Kadib Marki Xalay QoorQoor uu Usheegay Beesha iska Leh HOP095 inuu Dad gaar ah Rabo inuu U xiro.

 

Balse Beesha iskaleh Kuraaataan ayaa Ka Biya Diiday arintaan, ayagoo Doonaaya ina la furo Kursiga HOP095 si Furan.

 

Kursigaan oo la Rabay in Beri La Doorto ayaa Maantay Dib loo Dhiga mudu ku siman Halmaalin.

Balse Qoorqoor ayaa Qorshaynaaya inuu u Xiro Cm.kariim Dhalac oo ku Fadhiyay 5tii sano ee lasoo Dhaafay.

Ad
Previous articleXiisad ka taagan Gaalkacyo kadib Markii Kursi gaar ah loo xiray Cabdi Kariin Dhalac
Next articleSafiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya oo Qadaka Telefoonka Kula Hadlay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada (Aqriso waxay ay kawada Hadleen)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here