Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Gaadiid Dagaal oo Farabada oo Gaaray Jowhar iyo Xiisad Ka tagaana Magaaladaas

Gaadiid Dagaal oo Farabada oo Gaaray Jowhar iyo Xiisad Ka tagaana Magaaladaas

0

Saacadihii la soo dhaafay waxaa magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle gaaray gaadiid dagaal oo ku dhow 20 Cabdi Bile.

iyo ciidan u badan maleeshiyaad iyo hubkooda, waxaana la sheegay in ay diidan yihiin qabashada doorashada 2 kursi oo taala Jowhar.

Kuraastaan waxaa hadda ku fadhiyo Wasiirka amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo Wasiirkii hore ee amniga Maxamed Abuukar Islow, iyadoo guddiga doorashada HirShabeelle ay dib u dhigeen doorashada kuraastaas.

Ciidamada gaaray Jowhar waxaa ka horreeyay ciidan iyo gaadiid dagaal oo iyagana ku doodayay in la qabto doorashada kuraastaas, waxaana muuqato in Jowhar wajaheyso xiisad dagaal.

Ad
Previous articleMagaalada Baraawe oo Maantay ay Ka Bilaabanayso Doorashada Golaha Shacabka iyo Maamul Goboleedyada Qaar oo Ka Xun
Next articleSadex Xildhibaan oo lagu Doortay Baraawe iyo Xildhibaan Caan ah ka Mid noqday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here