Home Wararka Somaliya Galmudug WAR DEG DEG AH: Ciidamada Dowlada oo La Wareegay Degmada Galcad ee...

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Dowlada oo La Wareegay Degmada Galcad ee Gobalka Galgaduud

0

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa kooxda Alshabaab  ka xoreeyey magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud.

sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).

Alshabaab ayaa Maalmahaan Bilaabay inay isaga Baxaan Degmooyin Ka Tirsan Gobalka Galgaduud kadib Culaysyo uga Yimid Dhanka Ciidamada Xooga Dalka  iyo Kuwa Macawislaysda.

Sidoo kale Culays ayaa Kasoo Fuulay Dhanka Galmudug Gaar ahaan Dhanka Degmada Xarardheere oo Haawanaysa kadib markii Alshabaab isaga Carareeen.

 

Ad
Previous articleXildhibaanad katirsaneyd Baarlamaanka Afganistan oo la toogtay iyo Taliban oo War Kasoo Saartay
Next articleCiidanka Xoogga Oo Hawlgal Qorsheysan Ka Fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here