Home Wararka Somaliya Galmudug Wasiirada Galmudug oo anxiyay in Baxdo ay noqoto Degmo ka Tirsan Galgaduud

Wasiirada Galmudug oo anxiyay in Baxdo ay noqoto Degmo ka Tirsan Galgaduud

0

Golaha wasiirada maamulka Galmudug ayaa maanta ansixiyay in deegaanada Baxdo iyo Wisil oo ka kala tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud in ay nqodaan dagmooyin buuxa.

Maanta ayaa Madaxweyne Qoor Qoor waxuu Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo ka dhacay Baxdo

Golaha ayaa isku raacay Ansixinta Baxdo oo noqonaysa Degma buuxda, waxaana la xasuustaa in dhawaan ay dadka Deegaanka ay Alshabaab kula dagaalameen

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Galmudug oo laba Magaalo oo Alshabaab Lagu Xasuuqay Degmo u Aqoonsatay
Next articleSargaal Ka Tirsanaa Ciidanka Amniga oo lagu dilay Muqdisho iyo Ninkii dilay oo la qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here