Home Wararka Somaliya Galmudug DEG DEG: Alshabaab oo Saakay Gubay Ceelal ku Yaala Mudug iyo Galgaduud

DEG DEG: Alshabaab oo Saakay Gubay Ceelal ku Yaala Mudug iyo Galgaduud

0

Al-shabaab ayaa gubay Ceelbiyoodyadii deegaanada Cadakibir iyo Maarsamage oo Galgagduud iyo Mudug ka kala tirsan.

Sidoo kale waxay qarxiyeen xarumihii Isgaarsiinta Cadakibir, waxaana Ateenadu ka go’antahay Degmada Baxdo.

Alshabaab ayaa Maalmahaan Bilaabay Meelaha ay Ku Adkaato Qabsan wayaan inay Ceelasha Ka Gubaan.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo sameeyay Magacaabis
Next articleFaahfaahin: Khasaaro Ka Dhashay hoobiyayaal lagu Garaacay Xaafada Ka Tirsan Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here