Home Wararka Somaliya Galmudug Taliyaha Booliska Degmada Guriceel oo Digniin u Diray Ahlusuna Waljaamaca Xili...

Taliyaha Booliska Degmada Guriceel oo Digniin u Diray Ahlusuna Waljaamaca Xili ay Dhaqdhaqaaq Xoogan Bohal Ka wadaan

0

Taliyaha Ciidanka Booliska Dagmada Guriceel Cusmaan Cali Hudeey oo fariin u diray kooxda la baxday Ahlusunna ayaa yiri

 

 

“Nimanka Sufa layiraahdo ee Bohol jooga, maka aqbali doono in ay deegaanka iska soo galaan iyagoo aan ognahay in ay deegaanka dambi ka galeeen, waxaa ay ku imaan karaan oo kaliya in ay isi soo dhibaan ama ay fasax ka helaan Madaxda Dalka, inaga ayaa idin saarnay waana jognaa ee ogaada”

Hadalkaan ayaa kusoo Beegmaaya Xili Ciidamada Ahlusuna Waljamaca maalmihii Lasoo Dhaafay bilaabeen inay Dib isugu aruursadaan Degaanka Bohol.

Ad
Previous articleOdayaasha Soo Xulaaya ergada Dooranaysa HOP#006,HOP#022 iyo HOP#003.
Next articleYuusuf Xayle oo Goordhawayd lagu Doortay Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here