Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg Gudiga Doorashooyinka Galmudug oo Shaaciyay Kuraas Cusub

Deg Deg Gudiga Doorashooyinka Galmudug oo Shaaciyay Kuraas Cusub

0

Galmudug:Guddiga Doorashada oo shaaciyey qabashada shan kursi.

Guddiga doorashada Galmudug ayaa ku dhawaaqay habraaca loo marayo ee qabashada doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Dhuusamareeb.

Sidoo kale waxay Shaaciyeen Xiliga La Qabaanaayo taas oo asbuucaan Dhexdiisa horay ayay Galmudug u Dooratay 3 kursi oo ka Mid ahaa 21 Kursi oo Dhuusamareeb Taala.

Ad
Previous articleDeni iyo Axmed Madoobe oo Kenya Deg deg ugu yeertay xili ay ka Cabsi Qabto in Farmaajo Soo laabto
Next articleGudiga Doorashooyinka Oo Soo Dhaweeyey Talaabo ay Qaaday Koonfurgalbeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here