Home galmudug Daawo Sawirada Deegaanka Sarjimaale Ceelka Laga Hirgaliyay”

Daawo Sawirada Deegaanka Sarjimaale Ceelka Laga Hirgaliyay”

0

kadib Muda Dheer uu Qaatay Ceelbiyood laga Hirgaliyay Deegaanka Sarjimaale Waxaa Hada Si Nabad ah ku soo Dhamaaday ceelka oo Biyihiisu ay isticmaalaan Kumanaan Dad Ah,

Dadka Reer Miiga ayaa bilaabay isticmaalka Ceelka Waxana Xoolahooda oo Geel iyo Ari ka Kooban ay ku soo Xireen Meel aan Sidaasi uga Fogeen Ceelka,

Waxaa Halkaasi Gaaray Dhalinta Gobolka Mudug oo aad Xaalka ula Socda Waxana Markii ay Tageen Socotay Cabida iyo isticmaalka Ceelka Deegaanka Sarjimaale,

Dhanka kale Ceelka oo loo Dhisay Qaab Casri ah Waxaa Socta Darbigii Ama Gidaarkii lagu Wareejinayay Ceelka oo ah Mid Casri ah,

Mid kamid ah Dadkii Xoolo Dhaqatada Ahaa isla markana Goobto ku sugnaa Ayaa Sheegay in uusan Wali Ceelkaan oo kale Horay u Arkin Madama uu Yahay Mid Casri ah Waxana uu intaasi ku Daray in Dadka Hada u soo Qaxayaan Halkaan,

ceel1 ceel2 ceel3 ceel4 ceel5 ceel6

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here