Home galmudug Deg Deg Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin oo London ka Tagay kuna Wajahan”

Deg Deg Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin oo London ka Tagay kuna Wajahan”

0

Wafdi Balaaran uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Ayaa Maalmahan ku sugnaa Magaalada London ee Caasimada Dalka ingariiska,

Wafdiga Madaxweynaha Ayaa Habeenkii Xalay ka Tagay Dalka ingariiska isagoo u Dhaqaaqay Dhankaa iyo Dalka Somalia,

Madaxweynaha Ayaa la Filayay in uu Gaaro Wadamo Badan oo yurub ah inkastoo  Safaradaasi ay Baaqdeen,

Madaxweyne Cabdi kariin Ayaa la Filayaa in uu Gaaro Xaruuntii Dalka ee Muqdisho isagoo intaasi kadib u soo Gudbidoona Magaalada Cadaado ee Xaruunta KMG Galmudug,

Warar Hoose Ayaa Mudug24 u Sheegay in Madaxweynaha Safarkiisa ay ku Wehliso Marwadiisa Ahna Safiirada Somalia u Fadhisa Dalka Ciraaq Hase Yeeshee lama oga in Dalka Somalia la Tageyso,

Wixii ku soo Kordha Lasoco

Mudug24, UK

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here