Home galmudug Dhageyso Dagaalka Dhuusomareeb iyo Sida Qabiilka uu iskugu Badalay”

Dhageyso Dagaalka Dhuusomareeb iyo Sida Qabiilka uu iskugu Badalay”

0

iyadoo Dagaal Xoogan uu ka Bilowday Magaalada Dhuusomareeb Ayaa Goor dhow Waxaa Baahinaya in Dagaalkaasi uu isku Badali karo Qaab Qabiil Waxana Durbadii soo Baxday Dagaalka in uu ku Socdo Qaab Qabiil,

Dadka Deegaanka Dhuusomareeb ayaa ku Waramaya in Sarkaalka Lagu Magacaabo Liibaan Madaxweyne uu Qaab qabiil ku Taageeray Axmed Cabdi Salaan oo Dhawaan Dhuusomareeb loo Diiday,

Dhanka kale Dadkii Ka Baxay Dhuusomareeb Mooyee Dadkii kale Ayaa Wali Magaalada ku Godoonsan Waxana Xaalada Ay Tahay Mid Adag iyo in ay Kasoo Baxaan Guryahooda,

Halkan Hoose ka Dhageyso 

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here