Home Wararka Somaliya Galmudug WAR DEG DEG AH: Ciidamada Galmudug oo Gacanta Ku Dhigtay Sadex Sarkaal...

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Galmudug oo Gacanta Ku Dhigtay Sadex Sarkaal oo Alshabaab La Tirsan

0

Gaarigaas Xamuulka Qaada  iyo 3 horjooge oo uu ku jiro horjoogihii maaliyadda Galmudug u qaabilsanaa Alshabaab ayey ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa xoogga ku qabteen deegaanka Baraag Ciise.

Seddexdaan horjooge ayaa xilligii la qabanayay ku howlanaa aruurunta  raashinka shacabka deegaankaas, maadama cunaqabateen lagu sameeyay, waxaana ciidanka xogtooda lasoo wadaagay dad shacab ah oo halkaas daggan.

Waxaa sidoo kale lala qabtay 50 kiish oo raashin ah oo ay dadka ka dhaceen.

Maamulka Galmudug ayaana Diiday Wax Gaadiid ah inay Ugudbaan magaalooyinka Ay Alshabaab Wali Haystaan Sida Ceelbuur Camaara iyo Deegaano kale.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Qarax Goordhoe Ka Dhacay is Zoobe
Next articleNin Dil u geestay Adeerkiis Hooyadii qabi jiray iyo Nin kale oo Dilka la fuliyay oo xukun Adag lagu riday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here