Home wararka Dalka Gudiga Gob Qeyb kamid ah oo Gaalkacyo ka Baxay Maanta kuna Jeeda”

Gudiga Gob Qeyb kamid ah oo Gaalkacyo ka Baxay Maanta kuna Jeeda”

0

Gudiga Gob oo Shalay Si Rasmi ah u Bilaabay Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo Ayaa Bilaabay Qorsho ah in Wadada loo Dhiso Qaabka ay Muhiimka u kala Tahay,

Maamulka Gudiga Gob ayaa soo Jeediyay in Dhismaha laga Bilaabo Wisil ilaa Gawaan Halkaasi oo Ah Goobaha Aadka u Burbursan isla markana u Baahan Dayactirka Xoogan,

Gudiga Ayaa Shalay Gaalkacyo ka Baxay Hase Yeeshee Sida Wararka Tilmaamayaan Waxaan Maanta Magaalada ka Baxay Qeyb kale oo kamid ah Gudiga Gob Kuwaasi oo Aaday Dhanka  Wisil iyo Gawaan oo Dhawaan Dhismaha laga Bilaabayo,

Markii Qeybtaasi lasoo Gababeesyo Waxaa la Filaa in La Bilaabo Qeyb kale oo kamid ah isla Wadada Taasi oo loo Arko in ay Tahay in Ka Liidata kuwa kale,

Wixii ku soo Kordha Lasoco

Mudug24, Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here