Home wararka Dalka Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo Ahlu-suna la Hadlay”

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo Ahlu-suna la Hadlay”

0

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd Ayaa La Hadlay Maamulka Ahlu-suna oo Siyaasad ahaan kasoo Horjeeda Maamulka Galmudug,

Cabdi kariin Waxa uu Tilmaamay in Maamul ahaan Diyaar u yihiin Qancinta Maamulka Ahlu-suna Wax Walbo oo Diyaar u Yihiin,

Madaxweynaha Ayaa Sheegay in Ay Wadaan Qorsho ay ku Doonayaan in Galmudug iyo Ahlu-suna isku Horfadhiistaan kadibna lasoo Bandhigo Waxa leesku Heesto Sida uu Sheegay,

isagoo Hadalkiisa uu Wato Ayuu Sheegay in uu Wado Qorsho Heshiis ah lakin Dagaal Dhexdooda uu ka Faa.ideesan karaan Al-shabaab oo ah Cadowga Shabaabka Sida uu Tilmaamay,

Halkan Hoose ka Dhageyso,

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here