Home wararka Dalka Dhageyso Ciidanka Galmudug oo Al-shabaab Ka Saaray Ceel-Cabdi iyo Dagaalka oo Socda”

Dhageyso Ciidanka Galmudug oo Al-shabaab Ka Saaray Ceel-Cabdi iyo Dagaalka oo Socda”

0

ciidanka Galmudug Ayaa Maanta Dagaal Xoogan ku Qaaday ururka Shabaab ku Waasi oo Gacanta ku Hayay Deegaano Badan oo ka Tirsan Koonfurta Gobolka Mudug,

Sida Wararka Tilmaamayaan Ciidanka Ayaa ka Saaray Goobaha Qaar Shabaabka Waxana intaasi Wararka ku Darayaan in Deegaanka Ceel-Cabdi Hada Shabaabka laga Saaray oo Galmudug ku Sugantahay.

Sida uu ku Waramayo Wariye ku Sugan Galgaduud Dagaalka oo Socdo Awgeed Waxaan Cadaan karin Qasaaraha Dhabta ee Dagaalka uu Geestay’

Halkan Hoose ka Dhageyso

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here