Home wararka Dalka Ciidanka Dowlada oo ku Biiray Dagaalka Galmudug iyo Al-shabaab u Dhaxeeya’

Ciidanka Dowlada oo ku Biiray Dagaalka Galmudug iyo Al-shabaab u Dhaxeeya’

0

iyadoo Maanta Dagaal Xoogan uu ka Socdo Koonfurta Gobolka Mudug isla markana uu u Dhaxeeyo Ciidanka Galmudug iyo Shabaab Ayaa Dagaalka Waxaa ku Biiray Ciidanka Dowlada Somalia,

Ciidan Xoogan oo ka Tirsan Dowlada Somalia isla markana ku sugnaa Gobolka Galgaduud ayaa ku Biiray Dagaalka si Ciidanka Galmudug uga Caawiyaan Qabsashada Deegaanada Qaar,

Qorshaha Dagaalka Ayaa Waxa uu Yahay Sidii Guud ahaan Galmudug looga Sifeen Lahaa Shabaabka kuwaasi oo Hada Ku Sugan Goobaha Qaar,

Dagaalada Saaka Bilowday Ayaa Wali Socda Waxana Saacad Walba Dhici karta in Dagaalka uu Xoogeesto inkastoo Hada uu Dagaalka Yara Qaboobay,

Wixii ku soo Kordha lasoco

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here