Home galmudug Dhageyso Madaxweynaha Ahlu-suna Shiikh Maxamed Shaakir oo Wareysi Dheer kaga Hadlay Arimo...

Dhageyso Madaxweynaha Ahlu-suna Shiikh Maxamed Shaakir oo Wareysi Dheer kaga Hadlay Arimo Badan’

0

Shiikh Maxamed Shaakir oo Shalay Warbaahinta Baahisay in uu Xilka Gobolada Dhexe ee Ahlu-suna iska Casilayo Ayaa Bixiyay Wareysi Dheer oo uu Maamulkaasi kaga Hadlayo,

Shiikha Maxamed Ayaa Wareysiga kaga Hadlay Meelaha uu Maamulo isagoo intaasi ku Daray in Hiraan Xataa ay Gacanta ku Hayaan,

Waxa uu Dhanka kale uu ka Hadlay Arinta Galmudug ee Maamulo Gobolada Dhexe iyago Waxa ay ka Aaminsanyihiin,

Wareygigan ayuu Madaxweynaha Waxa uu Baxshay Saacadi kahor inta aan la Baahin Wararka la Xiriira iscasilaadiisa,

Halkan Hoose ka Dhageyso

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here