Home galmudug Daawo Sawirada Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug iyo Wasiiro ka Qeyb Qaatay Dhismaha...

Daawo Sawirada Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug iyo Wasiiro ka Qeyb Qaatay Dhismaha Wadada isku Xirtay Gaalkacyo iyo Hobyo oo Maanta Bilaabatay’

3

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey Ayaa Maanta ka Qeyb Qaatay Dhismaha Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo Maanta Si Rasmi ah loo Furay,

Kumanaan Dadka reer Galmudug ee Gaalkacyo ayaa ka Qeyb Qaatay Waxaa Dhanka Goobta Xaadir ku Ahaa Ardayda Waxbarashada Gobolka Mudug,

Gudiga Gob ayaa Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug uga Mahadceliyay Kasoo Qeyb Galkiisa iyagoo Sheegay in aad ugu Faraxsanyihiin Qaabilaadiisa,

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Ayaa Dusha Sare ka Koray Mid kamid ah Gawaarida Dhiseysa Wadada isagoo Dhiiro Galiyay Dhismaha Wadada Gaalkacyo,

Goor dhow La Soco Cododka Goobta Laga Jeediyaym,

dhismo3 dhismo4 dhismo5 dhismo6 dhismo7 dhismo8 dhismo9 dhismo10 dhismo12 dhismo1 dhismo20 dhismo19 dhismo18 dhismo17 dhismo16 dhismo15 dhismo14 dhismo13 dhismo2

10 ku laabo mudug24 xiriir

3 COMMENTS

  1. Galkacyo is one of the thriving and growing Cities in Somalia. Masha Allah. Good to see reer galkacyood how are working together to make their city a clean and Beautiful city to visit and live..
    Gaalkacyo waa magaalada sida baaxadada leh u horumeyso. waan ku faraxsanahay in REER GAALKACYOOD, oo kaashanaya dowladda GOBOLEEDKA GAL-MUDUG STATE ineydhistaan wadooyinkii,goobihii cfimaadka,waxbarshada iwm. waa horumar weyn ee uu deganku ku tilaabsaday. Magaladda gaalkacyo waxay u baahan tahay iney maaglashadaan ganacsatadda reer muqdisho & kuwa kale ee magalooyinka kale degan. Magaaladda taariikhdi lagu yaaqaney ee ganacsiga & horumarka waxay u muuqataa mid soo noqoneysa.
    Dowladda gal-mudug state of somalia, waxaan ku dhiiro gelinayaa iney kala shaqeyso shacabka horumarka & dib u dhiska Magalaooyinka waaweyn ee gal-mudug state of somalia. Si magaalo kasta ay u noqoto mid leh waxayaabihii looga baahna magaaladda oo ay ku jiraan, Jaamacadda, Iskuul ama dugsi sare, Cisbitaal, Eeraboor,WAdooyinkii magaladda & Goobaha Ganacasi sida Suuqyo iwm.
    Waxaan soo jeedin lahaa in Tartan Horumar laga dhex abuuro Magaalooyinka waa weyn ee gal-mudug. magalo kastana shacabka ku nool ay arkaan iney iyagu dhisan karaan dhulkooda.
    Gaalkacyo waxay u baahan tahay iney dhisato, AStaan Hobyo, Oshaka (galkacyo international Airport ), Galkacyo Central Market ama suuqa weyn ee gaalkacyo.
    Waxaan kaloo soo jeedin lahaa in Maamul gal-mudug state of somalia, uu sameeyo tartar sports $ mid horumar oo u dhexeeya Degaanadda Maamulka Gal-mudug state of somalia, si loo abuuro jawi is faham & Mid isdhaxgal oo u dhexeeya bulshadda gal-mudug state of somalia. magaalooyinka u baahan iney tar taramaan waxa kamid ah kuwa hoose, sida :-
    1. Gaalkacyo
    2. Cadaado
    3. Cabud waaq
    4. Dhuusmo-mareeb
    5. Guri-ceel
    6. gelin soor
    7. Af-barwaaqo
    8. Ceel buur
    9. Balan bale
    10. Bandiiradley
    11. Hobyo
    12. Wisil
    13. Xarar dheere iyo dhamaan magalooyinka kale ee gal-mudug state of Somalia.
    5ta sano ee soo socota waxaan soo jeedin lahaa iney noqoto 5-tii dib u dhiska & soo celinta BILICDA degaanadda gal-mudug state.
    Dadaala waa gaaraa, reer gal mudug hadaad iskaashataan waxkastaa oo aad u baahan tihiin waad qabsan kartaan.
    Guul & Horumar
    Waad mahadsan tihiin.

  2. Waaw caadi Mahan galkacyo, I love My city. this Is where I was born and grow up. I would love to visit soon insha allah.

    Thanks you Vice-president of Gal-mudug state Mudane Mohamed Hashi Arabey for worm Visit. I hope this will be the starting point to make and bring gaalkacyo the name that used to call, gal-kacyo udgoon. I am pleased all the different development that is happening including road constructions and airport of galkacyo.

    I would also like to thanks the newly elected mayor and the city governor and GOB- team your tireless efforts and contribution to make galkacyo a well know city that attracts investment and Business.

    let us work for the good of this city.. soon insha allah it will be like Banadir ama Muqadisho.

    let the efforts towards development of gal-mudug cities continue.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here