Home wararka Dalka Xiisado Colaadeed oo ka Taagan Koonfurta Gobolka Mudug iyadoo Ciidan Galmudug ay...

Xiisado Colaadeed oo ka Taagan Koonfurta Gobolka Mudug iyadoo Ciidan Galmudug ay Gaareen’

0

Sida wararka Tilmaamayan Waxaa Xiisad Colaadeed laga Soo Sheegayaa Koonfurta Gobolka Mudug Halkaasi oo Maalmihii u Danbeeyay Dagaal ku Dhexmaray Al-shabaab iyo Galmudug oo Caawinaya Dadka Deegaanka,

Dowlada Galmudug Ayaa ciidan Xoogan Geysay Degmada Camaara Halkaasi oo Xiisad ay ka Jirto Waxana Ciidanka oo Gaaraya 20 Gaari oo Nuuca Dagaalka Ay Kasoo Baxeen Gaalkacyo iyo Cadaado Sida Wararka Tilmaamayaan,

Dhanka kale ciidanka Galmudug Ayaa ku Siijeedaa Degmada Xarardheere Halkaasi oo Shantii Sano ee lasoo Dhaafay ay Maamulayeen ururka Al-shabaab,

ciidanka Galmudug Ayaa Dhanka kale Waxay ku Sugan Yihiin Degmada Ceel-Cabdi Halkaasi oo isbuucii lasoo Dhaafay uu ka Dhacay Dagaal Xoogan,

Waxaa Goor Walbo Dhici kara Dagaal u Dhaxeeya Ciidanka Galmudug iyo Kuwa Shabaabka oo Dhankooda Weeraro soo Qursheenaya,

wixii ku soo Kordha Lasoco

mudug24. Cadaado

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here