Home Wararka Maanta Ciidamada Dowlada oo ugu Danbayn Soo Afjaray Weerarkii Lagu Qaaday Hotelkii Xeebta...

Ciidamada Dowlada oo ugu Danbayn Soo Afjaray Weerarkii Lagu Qaaday Hotelkii Xeebta Liido

0

Ciidanka dowladda ayaa goobta Qaraxa ku dilay 5 naftood hallige oo khawaarijta katirsanaa, kuwaas oo dad shacab ah ku weeraray Hotel Liido ku yaalla.

Ugu dambeyn ma jirto Xabad hadda dhacaysa, weerarkiina waa lasoo af-jaray. Xaaladda Magaaladda ayaa hadda dagan majirto Rasaas la maqlayo.

Wali Ma Cadda Khasaaraha Ka Dhasahay Weerarkaan oo Xalay Cishihii Kadib lagu Qaaday Hotelka Pearal Beach ee Ku Yaal Xeebta Liido

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH: Hotel ku Yaala Xeebta Liido oo lagu Qaaday Weerar Ku Bilowday qaraxyo
Next articleDowlada Soomaaliya oo ku Dhawaaqday in lasoo Afjaray weerarkii lagu Qaaday Hotel pearal beach ee Xeebta Liido

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here