Home galmudug Dhageyso Maamulka Galmudug oo Ciidan Tiro Badan Geeyay Koonfurta Gobolka Mudug Gaar...

Dhageyso Maamulka Galmudug oo Ciidan Tiro Badan Geeyay Koonfurta Gobolka Mudug Gaar Ahaan Deegaanka’

0

Maamulka Galmudug ayaa Ciidamo aad u badan geeyay Degaanka lagu Magacaabo Ceel-cabdi ee Koofurta Gobolka Mudug halkaa oo ay dhawaan ku wada dagaalameen Al-shabaab iyo Dad Shacab ah.

Wasiir Kuxigeenka Amniga Maamulkaasi Galmudug Cabdi C/llaahi ayaa sheegay in Ujeedka Ciidamada halkaa loo geeyay ay tahay sidii Al-shabaab looga Difaaci lahaa Dadka Shacabka ah ee ku noo Koofurta Gobolka Mudug.

Sidoo kale halkaa waxaa wali ka jira Cabsi ku aadan inuu Dagaal dhex maro Al-shabab iyo Dadka Shacabka ah ee Koofurta Gobolka Mudug ku nool.

Waxaa Jira Qasaaro Soo Gaaray Labada Dhinac iyadoo Hada Leesku Hub Aruursanayo Taasi oo keentay in Ciidanka Halkaasi la Geeyo

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here