Home Wararka caalamka Bada u Dhaxeysa Turkiga iyo Giriiga oo laga Badbaadshay Tahriibayaashii ugu Badnaa...

Bada u Dhaxeysa Turkiga iyo Giriiga oo laga Badbaadshay Tahriibayaashii ugu Badnaa oo ka Soo kala Jeeda Wadamada’

0

Ugu yaraan 900 oo tahriibayaal ah ayaa laga bad baadshay badda u dhaxaysa wadamada Turkiga iyo Giriiga kadib markii ay ciladoobeen doonyihii ay la socdeen.

Wakaaladda wararka Frontex ayaa ku waramaysa in tahriibayaashaan la bad baadshay ay doonyo ay la socdeen ay ku ciladoobeen meel u dhaw jaziirada Lasbos la yiraahdo oo Giriiga ku taala.

Sagaalka boqol ee qof ee la bad baadshay ayaa ururka Midawga Yurub sheegay inay kasoo jeedaan wadamada Syria iyo Ciraaq waxaana ay doonayaan inay inta Giriiga tagaan uga sii gudbaan wadamada kale ee Yurub.

Cimilada badda oo xumaatay ayaa loo sababeeyay ciladaha qabsaday doonyihiin ay la socdeen.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here