Home Wararka Maanta DEG DEG: Wiil 5 Milyan Megdhaw loo siiyay 17 Sana u xirnaa...

DEG DEG: Wiil 5 Milyan Megdhaw loo siiyay 17 Sana u xirnaa Talyaaniga oo Muqdisho Lagu dilay (Sawiro)

0

Allaha unaxariistee Xaashi Cumar oo ahaa muwaadinkii Somaaliyeed ee u xirnaa Dawladda Talyaaniga muddo 17 sano ah kadibna helay Lacagta magdhawga ah ee gaareysay 5-ta million ayaa goor dhaw lagu dilay Qarax miino oo ka dhacay Muqdisho gaar ahaan degmada Dharkinley.

Xaashi waxaa loo heystay inuu ka dambeeyey dilkii loo geystay gabar wariyaha ahayd oo la oranjiray llaria Alpi iyo Filim-qaadaheedii kuwaas oo lagu dilay magaalada Muqdishu 20 Maarso 1994.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Nigeria oo isku day dil ka badbaaday ka dib Weerar culus oo lagu qaaday
Next articleMadaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo maanta furay kalfadhiga afraad ee golaha wakiilada Dowlada Jubaland(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here