Home Wararka Somaliya Sawiro:- Hobyo oo laga hirgaliyay Xaruunta Dhalinyarada ee Degmada yeelaneyso

Sawiro:- Hobyo oo laga hirgaliyay Xaruunta Dhalinyarada ee Degmada yeelaneyso

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug Omar Guure oo ay wehliyaan Agaasimaha wasaarada Arrimaha Gudaha, xubna kasocday wasaarada Howlaha Guud Iyo Gudoomiyaha iyo G. Kuxigeenka Degmada Hobyo ayaa Maanta xarig Jaray Xarunta Dhallinyarada Degmada Hobyo oo Halkaas laga hirgaliyay.
Xaruntaan ayaa iskugu jirta Garoon ciyaaraha lagu ciyaaro, xarun xirfadaha lagu Barto iyo Qayb lagu kaydiyo Kaluunka ay dhallinyardu soo dabtaan Ayaa waxaa Hirgaliyay Dowlada Galmudug oo kaa Shanayso Hay’ado Caalami ah.
Dhallinyarada Degmada ayaa aad usoo dhaweeyay Xaruntaan waxayna sheegeen inay Diyaar u yihiin inay ka faa’idaystaan waxayna u mahad celiyeen Dowlada Galmudug oo shaqadaan ka fulisay Deegaanka.
Ad
Previous articleMareykanka oo Fiiso ku Xujeeyay Afar Wadan oo Yurub ah iyo Dhaleecayn ka dhalatay
Next articleGuddiga Dowladda Somaliya u xil saaran Dhagaysiga Dacwada Badda oo Maanta ka ambabaxay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here