Home Wararka Maanta Alshabaaab oo Weerar Culus ku Qaaday Degaanka Hoostaga Baxda Iyo Dagaal Culus...

Alshabaaab oo Weerar Culus ku Qaaday Degaanka Hoostaga Baxda Iyo Dagaal Culus oo socda

0

Degaanka Xinlabi ee Gobolka Mudug waxaa kasocda Dagaal xoogga oo u dhexeeya Kooxda Alshabaab iyo Ciidamada Deegaanka iyo kuwa xoogga oo isku dhinac ah.

Alshabaab ayaana Weerar Culus ku Qaaday Deegaankaan Oo Ay ku Sugnaayeenn  Macawislayda Saleebaan iyo Culimada Ahlusuna ee Degmada Baxdo Saldhig kulahaa.

Dagaalkaaan ayaana imanaaya Xili Ciidamada Dowlada Iyo Kuwa Galmudug soo Baneeyeen Magaalooyinkii laga difaaci jiray Degaanka Xinlabi.

Alshabaab ayaana Qorshaynaaya Inay Qabsadaan Magaalooyin kale Madaama ciidamadii Gadoodeen kana Baxeen Inta Badan Magaalooyinkii Alshabaab Laga Saaray Dhawaan.

Ad
Previous articleDagaal culus oo Tan iyo Xalay kasocsa Magaalada Baladweyne Yuu U Dhaxeeyaaa?
Next articleWar Deg Deg ah: Dagaal qaraar kadib Alshabaab Oo la Wareegay Degaanka Xinlabi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here