Home Wararka Maanta Diyaarada Turkish Airline oo Sabab layaab leh ku joojisay Dulimaadki ay ku...

Diyaarada Turkish Airline oo Sabab layaab leh ku joojisay Dulimaadki ay ku imaan Jirtay Muqdisho

0

Shirkadda dayuuradaha Turkish Airlines ayaa shaacisay iney si KMG ah u joojisay duulimaadyadii ay ku iman jirtay garoonka Aadan cadde.

Arrintan ayaa waxaa lagu shaaciyey qoraal kooban oo ay soo saartay Shirkadda, waxaana joojinta safarada la ogeysiiyey dhamaan macaamiisha Shirkada.

Qoraalka waxaa lagu sheegay in sababta talaabadan keentay ay tahay shidaalka dayuuradaha oo ka go’ay garoonka aadan Cadde.

“Waxaan Idinla socodsiineynaa in la hakiyay Duullimaadkii Turkish Airlines ee ka imaanayay Istanbul Mugdishu Istanbul 19-May, 21-May, 23-May, 25-May & 28 May 2022 sababo Shidaalka diyaaradaha oo ka sii yaraanaya Garoonka Diyaaradaha Mugdishu” ayaa lagu yiri qoraalka shirkadda.

Ad
Previous articleErdogan: Xulufada Nato waa inay ixtiraamaan walaaca Turkiga
Next articleDoorashadii Xasan Shiikh Maxamud oo soo afjartay Rajadii Afwerki(Xog)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here