Home Wararka Somaliya Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Kulan la qaaday Saraakiisha Ciidamada (Sawiro)

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Kulan la qaaday Saraakiisha Ciidamada (Sawiro)

0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta shir Guddomiyay shirkii Amniga Galmudug

Kulanka oo ay ka so qayb galeen Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga, Nabadsugidda, Booliska iyo AMISOM ayaa diiradda lagu saaray adkeynta Amniga guud ee deegaannada Galmudug

Inta u shirkaan socday Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug waxaa uu saraakiisha Ciidamada faray in ay laba jibaaran howlgallada ay ku baacsanayaan maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Sido kale Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Galmudug ayaa lamaha Amniga faray in sare lo qaado Nabadgelyada magaaloyinka Galmudug xili lagu jiro bisha Barakaysan ee Ramadan.

Ad
Previous articleMaanta Maxaa ka dhacay Afisyooni ?
Next articleXildhibaano ka Soo jeeda Galmudug oo Taageeray Farmaajo waxayna Weerar ku qaadeen Siyaasiin caan ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here