canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Dhageyso Tirada Wasiirada iyo Xildhibaanada Dowlada Somalia ee Hobyo Gaaray iyo Kulamada Socda Hada’ | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Dhageyso Tirada Wasiirada iyo Xildhibaanada Dowlada Somalia ee Hobyo Gaaray iyo Kulamada Socda Hada’

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya C.raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

Wafdiga wasiirka arimaha gudaha oo ay kamid yihiin xubno kale oo dowlada ka tirsan ayaa waxaa magaalada kusoo dhaweeyay masuuliyiin maamulka Galmudug ka tirsan oo ku sugan degmada Hobyo.

Ujeedada wafdiga ay u tageen magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa kamid ah dhismaha maamulka degmada Hobyo iyo bilowga dhismaha dekada degmadaasi ay yeelaneyso.

Wasiirka arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya ayaa sidoo kale ka sheegay degmada Hobyo iney gacan weyn ka geysan doonaan wadahadalo dhexmaro maamulka Galmudug iyo maamulka Ahlu sunna.

Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa degmada Hobyo, waxaana socdo dadaalo maamul cusub loogu sameynayo degmadaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka:

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Cadaado Xildhibaano markale ku biiray Xildhibaanada ka soo horjeeda Madaxweynaha Galmudug”
- Jan 16, 2017
Waxaa markale rajo yeeshay xildhibaanada Galmudug qaarkood kuwaasi oo dhawaan xilka ka qaaday madaxweynaha ...
Akhriso Magacyada Afar Xildhibaan oo Muqdisho lagu doortay Kana Mid noqonaya Aqalka Sare..
- Jan 16, 2017
Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib uga bilaabatay doorashada Xubnaha Aqalka sare ku matalaya gobolada ...
Dhageyso Afarta Ruux ee Degmada Bandiiradley lagu Gubay iyagoo Gurigooda ku sugan..
- Jan 16, 2017
Wararka ka imaanaya  Degaanka Bandiirley ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi Xalay ay ...
Sawiro 35 Ruux oo ku dhintay Diyaarad Turkiga uu leeyahay oo Guri ku dul dhacday..
- Jan 16, 2017
Diyaarad Nuuca xamuulka qaada ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa lagu soo waramayaa ...
Akhriso Magacyada Musharixiinta Maanta ku tartameysa Xubnaha Aqalka Sare
- Jan 16, 2017
Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib uga bilaabaneysa Doorashada Xubnaha Aqalka sare ku matalaya gobolada ...
Degmada Bandiiradley Afar Ruux oo u geeriyootay Dab qabsaday..
- Jan 16, 2017
Wararka ka imaanaya Degmada Bandiiradley ayaa sheegaya in halkaasi ay ku geeriyoodeen Afar Ruux. Afarta ...
Daawo Xildhibaanada Kasoo Horjeeda Madaxweynaha Galmudug oo Arimo kale ku dhawaaqay…
- Jan 16, 2017
Waxaa Magaalada Cadaado ka socda Kulamada ay yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee dhowaan Xilka ...
Dhageyso Degmada Galdogob Afar Wiil oo gabar Kufsaday kadibna sawir ka qaaday iyo wixii lagu…
- Jan 16, 2017
Dhalinyaro ku dhaqan magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa kufsaday Gabar Yar, iyadoona ay ...
Sawiro Lacag lagu daadiyay Mid kamid ah Wabiyada Yurub oo Muran ka dhashay…
- Jan 16, 2017
Lacag aad u fara badan cadadkeedana lagu sheegay 130-000 oo Euro (Boqol iyo Sodon ...
Magaalada Guriceel iyo Deegaanka Matabaan oo 3 Ruux loogu dilay Aano Qabiil…
- Jan 16, 2017
Wararka ka imaanaya Tuulada Teedaan oo hoostagta Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya ...
10 ruux oo ku dhimatay Gaari Amison oo jiiray Gaari Shacab ah…
- Jan 16, 2017
Kolonyo ka tirsan ciidanka AMISOM oo ka baxay magaalada Muqdisho , islamarkaana ku sii ...
Faafaahin Ganacsade Cismaan Aadan Qalabxoor oo Muqdisho lagu dilay kaasi oo la dhashay..
- Jan 16, 2017
Alaha u naxaariistee waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha lagu toogtay Ganacsade Cismaan ...
War deg deg Ganacsade lagu toogtay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho goor dhow”
- Jan 15, 2017
Wararka naga soo gaaraya Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxaa ay sheegayaan in kooxo ...
Faafaahin Tirada Saarneyd Dooni ku dagtay Xeebaha Dalka Liibiya..
- Jan 15, 2017
Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen 4 qof sidoo kalena ...
Donald Trump oo u jawaabay mid kamid ah Xildhibaanada Mareykanka ee Congreska..
- Jan 15, 2017
Mdaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Dornald Trump ayaa si adag uga jawaabay hadal ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: