Home wararka Dalka Gudoomiyaha Degmada Hobyo oo Ka Hadlay Wafdiga Madaxweynaha Galmudug oo ku soo...

Gudoomiyaha Degmada Hobyo oo Ka Hadlay Wafdiga Madaxweynaha Galmudug oo ku soo Wajahan

0

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin oo Xalay ku Hoyday Degmada Wisil ayaa Maanta Ku Wajahan Magaalo Xeebeedka Hobyo Halkaasi oo Si Weyn loogu Diyaar Garoobay,

Mayarka Degmada Maxamuud maxamed cawaale Ayaa Sheegay in Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ay Ku soo Wajahanyihiin Saacadaha Soosocda isla markana la Filayo in uu Gaaro Degmada Hobyo,

ula Jeedka Madaxweynaha ee Hobyo Waxaa ugu Muhiimsan Maamul Cusub oo Loo Dhiso Hobyo Kaasi oo ku Mideysanyihiin Bulshada Walaalaha ee Degta Magaalada,

Cabdi kariin Ayaa Dhanka kale La Filayaa in uu Kormeero Xaruumo Badan oo kamid Tahay Dekada Hobyo Sida Mayarka uu Sheegay,

Wixii ku soo Kordha Lasoco

Mudug24, Hobyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here