Home wararka Dalka Dhageyso Somaliland oo Si Layaab ah kaga Hadashey Qaraxii Diyaarada Daallo’

Dhageyso Somaliland oo Si Layaab ah kaga Hadashey Qaraxii Diyaarada Daallo’

0

Somaliland ayaa sheegtay iney baareyso weerarkii lagu qaaday diyaarada Daallo xili ay kusii jeeday Somaliland.

Wasiir katirsan Somaliland ayaa tilmaamay in shaki weyn uu soo food saaray, kadib markii ay heleen in diyaarada daalo la qarxiyay.

Waxaa uu sheegay in xiliga diyaarada la qarxiyay ay kusoo aaday iyadoo Taliyaha laanta socdaalka Gen Gaafow uu mamnuucay diyaaradihii aadi jiray Somaliland.

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here