Home galmudug Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo Caawa ku Hooyanaya Degmada Wisil isagoo Deegaano Badan...

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo Caawa ku Hooyanaya Degmada Wisil isagoo Deegaano Badan sii Maray’

0

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd ayaa Caawa ku Hooyanaya Degmada wisil Sida Goor dhow uu Noo Xaqiijiyay Wasiir ka Tirsan Galmudug oo Wafdiga Qeeb ka ah,

Ujeedka safarka Madaxweynaha Galmudug iyo wafdigiisa ayaa ah in ay soo indha indheyaan qaabka ugu haboon ee Maamul looga Dhisi karo Magaalada Hobyo oo dowlada Galmudug ay dadaal ugu jirto,

Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxaa safarkiisa ay qeyb ka ah in magaalada Hobyo laga dhiso maamul dhameystiran oo ay u dhanyihiin Beelaha Galmudug ee ku dhaqan Gobolka Mudug.

C/kariin Xuseen Guuleed Maxadweynaha  Galmudug ayaa sii maray deegaano badan oo ka tirsan Mudug iyo Galgaduud oo isaga iyo wafdigiisuba ay kala kulmeel Bulshada Ku nool soo dhaweyn balaaran iyagoo kulamo la qaatay waxgaradka iyo maamulka deegaanada ay sii mareen isla markaana ay kala hadleen ka shaqeynta amniga iyo arimaha horumarinta adeegyada Bulshada.

War Goor dhow Baahinaya ayaa ahaa in Madaxweynaha uu Gaaray Hobyo Hase Yeeshee Xiriir kadib Waxaa Xaqiijinaya in uusan Hobyo Gaarin oo Caawa Wisil ku Hoonayo Taasi oo aan idinka Raali Galineyno.

Hoos ka dhageyso Wareysiga Goobaha uu Maray madaxweynaha,

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here