Home wararka Dalka Deg Deg Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Degmada Wisil ee Gobolka Hobyo Halkaasi...

Deg Deg Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Degmada Wisil ee Gobolka Hobyo Halkaasi oo Caawa’

0

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd Ayaa Caawa Gaaray Degmada wisil ee Gobolka Mudug’

Madaxweynaha Ayaa inta uusan Gaarin Hobyo Waxa uu Sii Maray Deegaano Badan oo u Dhaxeeya Cadaado iyo Wisil Waxaa la Filayay in uu Gaaro Hobyo Hase yeeshee Waxaa uu Caawa ku Hakaday Degmada Wisil.

Wafdiga Madaxweynaha Galmudug Waxaa Qeyb Ka ah Wasiiro iyo xildhibaano ka Tirsan Galmudug,

Dhanka kale Safarka Madaxweynaha Galmudug Ayaa ku soo aadaya iyadoo Xaruunta Ganacsiga galmudug hobyo laga Badalay oo Cadaado laga Dhigay iyo Dekada Hobyo oo Deegaan Mareeg La Yiraahdo Xiligan Loo qorshenayo,

Codad Safarka Madaxweynaha Lasoco

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here