canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Daawo Sawirada Gudoomiyaha Sportiga Gobolka Mudug ee Galmudug Asad Cabdulaahi oo Muqdisho lagu soo Dhaweeyay’ | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Daawo Sawirada Gudoomiyaha Sportiga Gobolka Mudug ee Galmudug Asad Cabdulaahi oo Muqdisho lagu soo Dhaweeyay’

Guud ahaan Dhalinyarada Gobolka mudug ee ku Sugan Magaalada Muqdisho ayaa Soo Dhaweeyay Asad Cabdulaahi oo ah Gudoomiyaha Sportiga ee Gobolka Mudug ee Galmudug,

Soo Dhaweynta Waxaa ka qeyb Qaatay Dhamaan Dhalinyaradii Sportiga ee Gobolka Mudug aadka looga Qadariyo kuwaasi oo u Ciyaari jiray Kooxaha Ex Wadajir , Sohda Fc , Nabada Fc , Suni Fc, Banaadir Fc. Dalsan Fc, iyo Kooxaha kale ee Gobolka ka Dhisan,

Gudoomiyaha Asad Ayaa lagu Marti Qaaday Mid kamid ah Garoomada Caalamiga ee Muqdisho Waxaana goobta Soo Dhaweynta Kasoo Muuqday Wajiyo Badan oo Dhanka kubada ku Caanbaxay,

Asad oo Dhawaan lagu Doortay Magaalada Gaalkacyo ayaa aad ugu Mahadceliyay Dadka Reer Muqdisho Sida Ay u soo Dhaweeyeen isla markana ugu Muujiyeen Waji Farxadeed isagoo Halkaasi Sawir Guud kula Galay Bahda Ciyaaraha ee Gobolka Mudug ee Halkaasi ku Sugnaa,

Cabdi Qaadir Codka oo kamid ah Xidigaha Gobolka Mudug isla markana Dhanka Muqdisho u Wareegay Sanadahan Ayaa ka Hadlay  Soo Dhaweynta Gudoomiyaha isagoo intaasi ku Daray in ay ku Faraxsanyihiin Soo Dhaweyntiisa,

asad1 asad2 asad3 asad4 asad5

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dhageyso Hadalkii Raisal Wasaare Xasan kheyre uu ka hor jeediyay Barlamaanka ansaxinta kadib…
- Mar 29, 2017
R/wasaare Xasan Cali Khayre ayaa ku ammaanay Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sida geesinimada leh ...
Sawiro Dhaarinta Golaha Wasiirada Cusub ee maanta la dhaariyay iyo qaabka ay u dhacday…
- Mar 29, 2017
Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa goordhaw lagu dhaariyay xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ...
Deg Deg Barlamaanka Somaliya oo Codka Kalsoonida siiyay Wasiirada Cusub…
- Mar 29, 2017
Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Dhageyso Duqa Degmada Gaalkacyo ee Dhanka Waqooyi oo ku dhawaaqay in Wadooyinka Fureen…
- Mar 29, 2017
shir jaraa.id uu ku qabtay magaalada Gaalkacyo dhankeeda waqooyi duqa Dugamada Gaalkacyo ayaa sheegay ...
Maxay Tahay Sababta Mareykanka iyo Xulafadiisa ay uga baqayaan Dagaalka Kuuriyada Waqooyi ee xiligan,,,
- Mar 29, 2017
Dalka mareykanka iyo xulafadiisa ayaa dhoor jeer ku celiyay halista Kuuriyada Waqooyi ee ku ...
Axmed Macalin Fiqi iyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo markale ku Xifaaltamaya Doorasho kale…
- Mar 29, 2017
labada siyaasi ee Galmudug kasoo jeeda Axmed Maalin Fiqi iyo Axmed Ducaale Geele Xaaf ...
Sawiro Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Dalka Jordan…
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada ...
Roobab ka Curtay Qeybo kamid ah Koonfurta Galbeed ee Somaliya…
- Mar 29, 2017
Wararka naga soo gaaraya degaano dhowr ah oo hoos yimaada gobolada Baay iyo Bakool ...
Raisal Wasaaraha Britain oo Saxiixday Waqadihii ay Uk uga baxayeen Midowga Yurub…
- Mar 29, 2017
Ra'isal wasaaraha Ingiriiska, Theresa May, ayaa saxeexday warqaddii sida rasmiga ah UK ay ugaga ...
Waa imisa Tirada Xildhibaanada taageersan Golaha Wasiirada Cusub ee Maanta…
- Mar 29, 2017
Golaha Wasiirada DF Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta la horgeeyo barlamaanka Soomaaliya,  waxaana ...
Dhageyso Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cosoble oo Xiriirka Dowlada Dhexe shaki galiyay…
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble oo maanta shir jaraa’di ku qabtay Magaalada Beledweyne ...
Sawiro Axmed Macalin Fiqi oo isku soo Sharaxay Madaxweynaha Galmudug isagoo sheegay,,,
- Mar 29, 2017
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Xildhibaanada Dowlada Somalia ayaa isku soo sharaxay ...
Deg Deg Gudoomiyaasha Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland oo isku imaanaya si ay u furaan…
- Mar 29, 2017
waxaa la filayaa in ay isku yimaadaan Labada Gudoomiye ee Maamulada Waqooyiga iyo Koonfurta ...
Nin Toorey la Gali rabay Xaruunta Barlamaanka Dalka Tunisia oo la xiray,,
- Mar 29, 2017
nin dhalinyaro ah oo ku hubeysan Toorey ama Mindi ayaa la xiray kadib markii ...
Dowlada Austria oo Sheegtay in ay Rabto Hanaan ay kaga Gudbeyso Jadwalka u dagsan Qaabilaada Qaxootiga ee Yurub,,,
- Mar 29, 2017
Dowlada Dalka Austria ayaa dooneysa in ay hesho qaab ay kaga gudbeyso qaabilaada Qaxootiga ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: