Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg: Gacan ku Dhiiglihii Dilay Taliye Ku Xigeen NISA ee Galmudug...

Deg Deg: Gacan ku Dhiiglihii Dilay Taliye Ku Xigeen NISA ee Galmudug oo Gudaha Puntland Lagasoo Qabtay iyo Galmudug oo Si adag uga Hadashay(Sawiro)

0

Maamulka degmadda,Saraakiisha Booliiska,NISA iyo Militaruga ayaa kawarbixiyay soo qabashada Axmed Cabdi Aadan (Dhaga Dheere) oo ku eedeysnaa dilka Allaha unaxariistee Taliye kuxigeenkii Nabad sugida Galmudug Faarax Cumar Geelle (Bayr) iyo walaashiis Xaawo Cumar Geelle.

Taliyaha nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Gobolka Galgaduud Cornell Faisal Ibrahim Anod aya yiri “Cornell Bayr waxuu dhintay asagoo waa jibaad kiisa Dastuuriga ah gudanaayo gacan ka xaq daran baa dishay sawab la xariiro amniga dartiis waana kanaa ninkii dilay, Mana ka dambeynaayo sharciga ayaa la horgeenayaa haduu ilaahay idmo”.

Ninkaan ayaana Laga Soo Qabtay Gudaha Puntland Gaar ahaan Galdogob kadib Markii Puntland Laga Codsaday inay Wax Kasoo Qabtaan.

Ad
Previous articlelhaan Cumar oo jawaab aad loola yaabay siisay haweeney ku tilmaantay inay argagixisada taageerto
Next articleGalmudug oo Qabatay Qamri Farabadan(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here