Home Wararka Maanta Madaxweynaha Puntland siciid dani oo Maanta ka duulay Muqdisho

Madaxweynaha Puntland siciid dani oo Maanta ka duulay Muqdisho

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Dani iyo Wafdigii uu Hogaaminayay ayaa goordhow u ambabaxay Magaaladda Garowe ee Maamulka Puntland Kadib Muddo bil ah oo uu ku sugnaa Magaaladda Muqdisho.

Madaxweynaha Puntland ayaa  Muqdisho u yimid Shirweyne wadatashi ah Kaas oo udhaxeeyay Madaxda Dowladda Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir, wuuna Fashilay.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan shaacisay inuu Fashilmay shirkii Afisyooni una dhaxeeyay Madaxda Dowladda Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir, waxaana Maamulada Puntland iyo Jubbaland dhankooda ay ku eedeeyeen Dowladda dhaxe inay ka dambeyso Shirkaas Fashilkiisa.

 

Madaxweyne Dani iyo Axmed Madoobe ayaana Maanta dib ugu laabanay Kismaayo iyo Garoowe ka dib Maalmo  ay joogeen Muqdisho

Ad
Previous articleMidowga Musharaxiinta oo diiday Muddo Kordhin Beesha Caalamka ayayna Baaq udireen
Next articleGalmudug oo kasoo horjeesatay Xil kordhinta Madaxweyne Farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here