Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Xiisad ka taagan Madiina Gate albaabka la galo...

War Deg Deg ah: Xiisad ka taagan Madiina Gate albaabka la galo Xaruunta Xalane kadib markii la Dilay Askari u Dhashay Dalka Uganda

0

Warar goordhow ay heshay Mufug24 ayaa xaqiijinaya in ay xiisad ka taagantahay albaabka laga galo Xaruunta Xalane ee Muqdisho ka dib markii Muwaadin Soomaaliyeed uu Tooreey ku dilay Askari u dhashay dalka Uganda .

ka dib markii uu Dhexnaray muran, dilkaas ka dib ayaa la sheegay in Ciidamada UPDF ee ku sugnaa goobta ay iyaguna durbadiiba toogteen muwaadinkii Soomaaliyeed ee dilka geystay.

Waxaana hadda xaniban dhaqdhaqaaqa Madina Gate halkaasi oo ciidamo fara badan ay soo buux dhaafiyeen.

Wixii warar ah ee ku soo kordha la soco.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Warkasoo Saaratay Alshabaabka Lagu laayay Dagaalkii Awdhiigle
Next articleCiidamada Dowlada oo Caawa la Wareegay Qaybo ka Mid Furumihii Dhawaan laga Soo baxay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here