Home Wararka Maanta Sawiro Laga soo qaaday Howlgalkii Maanta ka dhacay Basro iyo xogo Xasaasi...

Sawiro Laga soo qaaday Howlgalkii Maanta ka dhacay Basro iyo xogo Xasaasi ah

0

Ciidanka ammaanka ee dowladda Soomaaliya oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Basra ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan cadeymo muujinaya baada ay argagixisadu ka qaadeysay dadka shacabka ah.

Sidoo kale waxay ciidanku Basra ka sii daayeen dad shacab ah oo kooxda u afduubnaa, kuwaas oo u badnaa ganacsato ay argagixisadu baad u heysatay.

Howlgalkaan ayaa u dhacay hanaankii loo qorsheeyey, waxaana lagu dilay horjoogayaal ka tirsanaa Argagixisada, halka kuwo kalena nolosha lagu qabtay.

Ad
Previous articleDagaal Culus oo dhexmaray Ciidamada Macawislayda Iyo Alshabaab oo KhasaaronXoogan Ka Dhashay
Next articleQarax caruur isku qoys ah ku haleelay Hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here