Home wararka Dalka Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh oo Garoonka Boosaaso Xariga ka Jaraya Maanta’

Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh oo Garoonka Boosaaso Xariga ka Jaraya Maanta’

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo ayaa Saaka u Kicitimaya Magaalada Boosaso Ee Xarunta Ganacsiga Puntland si uu uga qeyb galo Furitaanka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka mid ah Madax badan oo ka qeyb galaya Furitaanka Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo ah Garoomada Diyaaradaha ku wooda ugu weyn ee Puntland ku yaalla.

Sidoo kale halkaa waxaa horay u joogay Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali ,Kuxigeenkiisa ,Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole iyo Siyaasiin ay ka mid yihiin C/wali Sheekh Axmed iyo Cali Maxamed Geedi oo Ra’iisul Wasaareyaal ka soo noqday,

Sida Mudug24 Xogta ku Heleyso Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh ayaa lagu Wadaa in uu Xariga ka Jaro Garoonka Cusub ee Boosaaso kaasi oo Shirkad Shiinaha laga Leeyahay ay Dhistay,

Wixii Warar ah lasoco

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here