Home galmudug Dhageyso Hadal Gaf ah oo Cabdi Kariin Maanta ka Sheegay Magaalada Cadaado...

Dhageyso Hadal Gaf ah oo Cabdi Kariin Maanta ka Sheegay Magaalada Cadaado Taasi oo Shacabka isweydiinayaan’

0

Madaxweynaha Galmudug cabdi kariin Xusen Guleed Waxa uu Maanta Galmudug ku soo Dhaweeyay Dhigiisa Axmed Madoobe Hase Yeeshee Qudbadiisa ayuu ku Sheegay Hadal Gaf Ween ku ah Shacabka uu Maamulo,

Cabdi Kariin ayaa Sheegay in Galmudug ay ka Danbesay Maamulka Jubbland isla Markana looga Horeeyay Dhanka Federaalka Hase Yeeshee Waxa uu Hilmaamay in Galmudug ay Aheyd Maamulka Dhisay Dowlada Federaalka ee Maanta La Harsanayo Markii Leeskugu Tagay Garoowe iyaga  iyo Puntland iyo Dowlada Dhexe,

Cabdi kariin Ayaa ilaa iyo Hada Waxay Shacabka isweydiinayaan Hadalka uu Jeediyay Madama Galmudug ay Aheyd Maamulkii Wax ka Dhisay Dowlada Federaalka Lakin Laga Balaariyay inta Maanta ay Tahay,

ugu Danbeyn Cabdi kariin Ayaa Xilka Maamulka Qabtay iyadoo Galmudug lagu Balaariyay Guud ahaan Deegaanada uu Wato Magaca Galmudug,

Halkan ka Dhageyso Codka

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here