Home wararka Dalka Deg Deg Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari iyo 40 Xildhibaan oo Gaaray Dhuusomareeb”

Deg Deg Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari iyo 40 Xildhibaan oo Gaaray Dhuusomareeb”

0

Daqiiqad Kahor Waxaa Magaalada Dhuusomareeb soo Gaaray Wafdi Balaaran uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Jawaari,

Wafdiga uu Hogaaminayo Jawaari Waxaa ku Jira ilaa 40 Xildhibaan oo Baarlamaanka Somalia ka Tirsan Waxana Lagu soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusomareeb ee Xaruunta Gobolka Galgaduud,

Sida Mudug24 u Xaqiijiyiin Siyisiin ahlu-suna Waxaa Wafdigan Caawa Ay Seexandoonaan Magaalada Dhuusomareeb iyagoo Halkaasi kula Kulmidoona Madaxda Maamulka Ahlu-suna,

Jawaari ayaa Ahlu-suna Gobolada Dhexe iyo Madaxweynaha Maamulkaasi kala Hadlidoona Heshiiska Galmudug iyo Sidii loosoo Afjari karo Qilaafka Labada Dhinac,

Jawaari ayaa Caawa Ku Hooyanaya Magaalada Dhuusomareeb Taasi oo ka Dhigan in Dowlada Dadaal ugu Jirto Sidii loosoo Dhameen lahaa Qilaafka Labada Dhinac,

Wixii ku soo Kordha Sawiro iyo Codad Lasoco

Mudug24, Dhuusomareeb

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here