Home wararka Dalka Deg Deg Banaanbax Xoogan oo Gaalkacyo Ka Bilowday Kaasi oo looga Soo...

Deg Deg Banaanbax Xoogan oo Gaalkacyo Ka Bilowday Kaasi oo looga Soo Horjeedo Jawaari,

0
SHARE

Waxaa Hada Banaanbax Xoogan laga Qaban Qaabinayaa Magaalada Gaalkacyo kaasi oo looga Soo Horjeedo Tagista Prof Jawaari ee Dhuusomareeb,

Banaanbaxa Ayaa lagu Muujinayaa Sida Looga Horyahay Booqashada Jawaari oo Siyaasadeesan Taasi oo lagu Kala Furfurayo Maamulka galmudug iyo Qorshihii Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna,

Waxaa La Fasaxay Xaruumaha iskuulada qaar Waxaana La xiray Goobaha Ganacsiga Waxaa La Arkayaa Dad Soo Qaatay Sawirada Jawaari kuwaasi oo Raba in ay Gubaan,

Prof Jawaari iyo Xildhibaano kale Ayaa Maanta Gaaray Magaalada Dhuusomareeb Safarkaasi oo lagu Sheegay Mid lagu Carqaladeenayo Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna,

Sawiro iyo Banaanbax Qaabka uu u Dhoco la soco

Mudug24, Gaalkacyo

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here