Home wararka Dalka Daawo Wareysi Kulul oo lala Yeeshay Cabdi Weli Gaas ” Galmudug oo...

Daawo Wareysi Kulul oo lala Yeeshay Cabdi Weli Gaas ” Galmudug oo Maamul weyn ah Waa Diiday Bakoolna Qabiil ayaa ku Taageertay” Wareysi Dhameestiran”

0

Barnaaamij ka Baxa Somalia Channel ayaa lagu Marti Qaaday Madaxweynaha Puntland Cabdi weli gaas oo Sanadkiisa Labad u Buuxsamay,

Barnaamijka oo Magaciisa la Dhoho Daparani Waxaa Daadihiyay Wariye Dhawaan lagu Xiray Garoowe kaasi oo Su.aalo Adag Markale Waydiiyay Cabdiweli gaas,

Waxaa Su.alaha kamid ahaa in Galmudug oo Maamul Weyn ah uu Qabiil uga soo Horjeestay Bakool sare oo Dagmo yar Maamu ugu Dhawaaqday uu Qabiil ahaan u tagaarey,

Cabdi weli gaas ayaa Su.aashaasi oo aad Moodo in ay Adeeg ku Noqotay Si layaab AH ugu jawaabay Waxana Muuqaneysa in Madaxda Faraha kula Jiraan Arimo Qabyaaladeed oo Dalka Hoos u Dhigtay,

Halkan Hoose ka Daawo

gaas

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here