Home wararka Dalka Daawo Sawirada Furitaanka Garoonka Diyaaradaha Boosaaso iyo Masuuliyiin ka Qeyb Gashay’

Daawo Sawirada Furitaanka Garoonka Diyaaradaha Boosaaso iyo Masuuliyiin ka Qeyb Gashay’

0

Magaalada Boosaaso waxaa Maanta Lagu Qabtay Xaflad lagu Daahfurayo Garoon Cusub oo Halkaasi laga Dhisay Waxana ka Qeyb Galay Siyaasiyiin Hore iyo Kuwa Hada Xilal Haya,

Waxaa Socota Xaflada Waxana Goobta lagu Sugayaa Siyaasiyiin kale oo Halkaasi kusii Qulquleysa Si ay kaga Qeyb Galaan Xarig Jarka Garoonka,

Waxaa Hada Soo Dhamaatay Guud ahaan Dhooloa Tuska Xaflada Sida Ciidanka iyo Qeybta Baanbeyda oo Ciidanka ka Tirsan Waxana loo Gudbay in Garoonka la Furo,

Waxaa Noosuura Gashay in aan Helno Sawirada laga soo Qaaday

Daawo Sawirada

 bosa13  bosa1 bosa2 bosa3 bosa4 bosa5 bosa6 bosa8  bosa10 bosa11 bosa13 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here