Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Ka Qaybgalaya Shirka Golaha Wadatashi Qaran ee Maantay Furmay(Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Ka Qaybgalaya Shirka Golaha Wadatashi Qaran ee Maantay Furmay(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta ka qeybgalaya kulan uu shir gudoominayo Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ay iskugu yimaadeen Madaxda DFS, Dowladaha Xubnaha ka ah DFS iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Shirka oo socon doona laba maalin ayaa noqonaya shirkii ugu horeeyay ay si rasmi ah u yimaadaan madaxda DFS, DX ka ah DFS iyo Maamulka Gobolka banaadir kadib doorashadii madaxweynaha 10aad ee dhacday 15kii May 2022.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Shir Gudoomiyaha Shirka Golaha Wadatashiga Qaran (Sawiro)
Next articleDhageyso Haweenka Qaadka iibiya oo soo dhaweeyay in la fasaxo qaadka Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here