Home wararka Dalka Dhageyso Waxa Hortaagan Dhismaha Wadada isku Xirta Hobyo iyo Gaalkacyo oo Wali...

Dhageyso Waxa Hortaagan Dhismaha Wadada isku Xirta Hobyo iyo Gaalkacyo oo Wali la Bilaabin Dhismaheeda’

0

iyadoo Guud ahaan Shacabka Galmudug Dal iyo Dibad ay isweydiinayaan Waxa Hortaagan Dhismaha Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo hobyo Ayaa Arintaasi Waxaa ka Hadlay Gudiga Gob oo Arinkaasi Qaabilsan,

Gudiga Gob Waxa uu Sharaxaad ka Baxshay Waxyaabaha Hortaagan Dhismaha Wada oo Dad Badan sugayaan in la Bilaabo,

Gudoomiyaha Gudiga Gob Cabdiqaadir Shirwac Ayaa Wareysi Dheer kaga Waramey Waxa Sababay in Wadada Dhismaheeda la Bilaabin Madama Lacagtii lagu Dhisi lahaa la Aruurshay isla markana Diyaartahay,

ugu Danbeyn Qayaasta Lacagta la Aruurshay Ayaa Ku Filan Dhismaha Wada Waxaana Dadka Qaar Doonayaan Xataa in la Lasii Bilaabo si Hormarka Bulshada loo Tuso,

Halkan ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here