Home wararka Dalka Dhageyso Madaxweynaha Puntland Gaas oo Hadal ka Jeediyay Qardho’

Dhageyso Madaxweynaha Puntland Gaas oo Hadal ka Jeediyay Qardho’

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Ayaa Gaaray Qardho Halkaasi oo Qudbad ka Jeediyay isagoo Sheegay in aad ugu Faraxsanyahay Qaabka loogu soo Dhaweeyay,

Madaxweynaha Ayaa Xalay Seexday Halkaasi Waxana uu Sheegay in Maamul Ahaan Soo Dhaweenayaan Hormarka ka Jira Halkaasi,

isagoo Hadalkiisa sii wata Ayuu Sheegay in uu aad uga Xunyahay in Dhibaato ku Qabaan Abaarta ka Jirta Degaanka lakin Rajeynayaan in La Helo Barwaaqo, Arimo kale Ayuu ka Hadlay,

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here