Home wararka Dalka Dhageyso Kashifaada la Kashifay Ciidanka Ethiopia ee Gaaray Magaalada Kismaayo’

Dhageyso Kashifaada la Kashifay Ciidanka Ethiopia ee Gaaray Magaalada Kismaayo’

0

Waxaa dhawaan gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ciidamo badan oo kasoo jeeda Itoobiya.

Ciidamadan ayaa waxaa ay ku tageen magaalada Kismaayo rabitaanka maamulka Jubbaland sida ay sheegeen madaxdamaamulkaas

Sh Mohamed Hussein Owliyo oo soo noqday Safiirka Soomaaliya ee dalka Senegal ayaa fashiliyay sababta ay ciidamada Itoobiya utageen Kismaayo.

Waxaa uu sheegay in DF Soomaaliya aysan waxba kala socon ciidamadan gaaray magaalada Kismaayo ayna tahay arin uu wato Axmed Madoobe,

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here