Madaxweynaha Puntland Cabdi weli Gaas Ayaa Goor Dhow oo Caawa Shir jaraa.id ku Qabtay Xaruunta Maaamulka Puntland ee Garoowe,
Shirkan Jaraa.id Waxa uu kaga Hadlay Arinta Doorashada Sanadka Cusub ee Dalka Somalia Waxa uu Dhanka kale kaga Hadlay Sanadka Cusub ee Bilaabanaya,
Madaxweynaha Waxa uu aad ugu Dheeraaday Arinta Doorashooyinka ee Sanadka Cusub,
Halkan Ka Dhageyso